Mogadishu – Isu duwaha arrimaha bini'aadanimada ee Soomaaliya Peter de Clercq ayaa ku amaanay shaqaalaha gargaarka iyo mutadawiciinta sida ay uga qeyb qaateen u adeegida aadanaha iyo ka hortagga abaartii halista ku aheyd Soomaaliya horaantii sanadkan.