Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Asli Xasan Cabaade, waxaa ay ka mid tahay dadka ku jira taariikhda dahabiga ah ee dalka Soomaaliya. Asli waxaa ay tahay haweeneyda ugu horreysay oona abid duuliye ka noqota dalka.
Mogadishu - Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa 1,000 arday siin doontaa deeq waxbarasho si kor loogu qaado tirada ardayda ka qaybgalaya jaamacadda.
WARSAXAAFADEED 15/2017
Baydhabo - Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay tababar aqoon kororsi ah u sameysay soddon qof oo ku howlan arrimaha caafimaadka ee maskaxda kuwaas oo ka shaqeeya xarumaha caafimaadka dhimirka ee Baydhabo, xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Muqdisho – Ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta sameeyay xaflad xil wareejin ah oo ay xilka ku wareejinayaan askar cusub.
BAIDHABO, KISMAAYO – Hay’adda Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa qabtay dhowr kulan oo wadatashi ah ee hoggaamiyeyaasha haweenka Soomaaliyeed looga uruuriyay aragtiyadooda ku aaddan xeer dhaqameedka iyo sida uu caqabad ugu yahay in ay haweenka helaa
Mogadishu - Cutubyo ka tirsan Askarta Ilaalada ee Qaramada Midoobay ayaa xaflad ay abaabuleen Ergayga Gaarka ah ee Xoghaya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageeridda Soomaaliya Hubert Price loogu boogaadiyay howsha ay S
Gaalkacyo – Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) iyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa waxaa ay bixinayaan tababar wadajir ah ee looga gol leeyahay in lagu dhiso koox boolis ah oo ka soo kala jeeda maamul goboleedyada Puntland iyo Galmud
Muqdisho - Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Qaramada Midoobay ayaa daah furtay barnaamij ballaaran oo tababar loogu qabanayo in ka badan 350 sarkaal oo ka kamid ah garsoorka dalka oo dhan si gacan looga geysto dib u dhiska waaxda caddaaladda ee dalka.
WAR-SAXAAFADEED 14/2017