Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 29/2016
Xubin ka mida saraakiisha doorashada ayaa la hadlaysa mid ka mida Ergada intii lagu guda jiray hanaanka doorashada ee lagu soo xulanayo xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Gudaha magaalada Baydhabo, Soomaaliya, 16 Nofembar 2016. Sawir QM
Siddeed xildhibaan ayaa loo doortay kuraasta Golaha Shacabka ee loo qoondeeyay maamulka cusub ee HirShabeelle iyadoo doorashada Aqalka Hoose ay maanta ka billaabatay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas.
Mid ka mida Ergada ayaa tirinaya codadka intii lagu guda jiray hanaanka doorashada ee lagu dooranayo xubnaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gudaha magaalada Kismaayo, Soomaaliya, 15 Nofembar 2016. Sawir QM
Lix xubnod oo kale ayaa maanta lagu doortay Kismaayo caasimada dowlada goboleedka Jubbaland iyadoo lagu jiro maalintii afaraad ee doorashada.
WAR-SAXAAFADEED 28/2016
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo gabagabeeysay maalinti shanaad ee doorashada aqalka hoose, iyagoo doortay lix xildhibaan oo kale, kuwaso ka tirsanan doona baarlamanka federaalka.
Guddiga Puntland u qaabilsanhirgelinta doorashooyinka dadban ayaa kudhawaaqay in wejigii labaad ee doorashada 25 ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ay billaabandoonto 14-ka Nofembar.
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa mar uu maanta booqasho ku tagay caasimadda dowlad goboleedka Puntland wuxuu xusuusiyay mas’uuliyiinta doorashada Puntland iyo madaxda kale waajibaadka ka saaraan in ay oofiyaan qoondada 30 boqolk