Todobo murashax oo kale ayaa maanta la doortay doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobolada waqooyi ee Soomaliland, iyadoo lagu guda jiro qeybihii ugu danbeeyay doorashada. Tirada guud xubnaha matalaya goboladaas ee la doortay ayaa ah 26 xildhiban.
Warar

Saraakiisha doorashada tirinayaan codadka inta lagu jiro geedi socodka doorashada Somaliland, Muqdisho, Soomaaliya, 19 Desembar 2016. QM Sawir

Dukaanle mehraddiisa ku dhextirsanaya Shilling Soomaali, Kismaayo, 4-ta Diseembar, 2016. QM Sawir

Cabdirisaaq Cumar Axmed, oo ah arday sharciga ka barta jaamacadda SIMAD ayaa yiri, “ Rabitaankeygu waa dib usoo noqoshada sharciga iyo kala dambeynta, waa na taa waxa imanka ba dhacaya. In goobaha doorashada lagu fidiyey goballada ka baxsan Muqdisho ayaa ah mid u wanaangsan xasiloonida dalka. Waan ku faraxsanahay hanaanka doorashada. Faraqa u dhaxeeya doorashadii 2012-ka iyo tan imankadan socota waa ka qaybgalka oo kala badan.” QM Sawir

Ergay codkiisa ka dhiibanaya Jowhar, hanaanka doorashada ee lagu xulayo xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, 6-da Diseembar, 2016. QM Sawir