Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Istanbul - Wakiillo ka kala socday ilaa 46 dal iyo 11 hay’ado caalami ah ayaa isugu yimid Istanbuul 23-kii ilaa 24-kii Feberaayo 2016 si ay uga qeyb-galaan Madasha Iskaashiga Golaha Wasiirada ee Heerka Sare, oo uu mar
Wajiga 1-aad ee dhismaha Xarun cusub oo ay yeelanayaan Ciidanka Booliska iyo maxkamadda Muqdisho ayaa maanta caasimadda ka billowday.
Wafdi caalami ah ayaa soo gabagabeyey booqasho saddex maalin ah oo ay ku tageen Dowlad Goboleedka Puntland.
Cadaado – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo horkacayay wefdi ka kooban danjireyaal iyo xubno sare oo ka socda beesha caalamka – sida Modowga Afrika, Midowga Yurub, Sweden, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya – ayaa manta bo
Baydhabo, 14 Febraayo 2016 – Danjirayaal iyo wakiillo ka kala socda beesha caalamka – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub, Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Uga
Shaqaalaha tuutaha leh ee ka tirsan Hawgalka Taakuleynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa maanta la guddoonsiiyey billado iyo shahaado sharafeed lugu garowsanayo hawshii ay qabteen.
Hoggaanka Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa taageero u muujiyey hannaanka doorashada 2016 ee ay bishii hore soo jeedisey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.