Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Michael Keating, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (WGXG) ee islamarkaana ah madaxa hawlgalka QM ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka u xog-warramay.
Abaar daran oo shan sano ka hor hareysay Soomaaliya ayaa horseedday macluul salfatay nolosha dad gaaraya 260,000 oo qof. Daruurta abaartu mar kale ayey dul hoganeysaa Soomaaliya.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Dowladda Maraykanka, Ingiriiska, Itoobiya, Talyaaniga iyo Sweden ayaa madaxda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ku ammaanay
Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay go’aanki kasoo baxay Dowladda Puntland ee ahaa inay si buuxda uga qayb-gelayso hanaanka doorasho ee lagusoo xuli doono baarlamaan cusub dabayaaqada sanadkan.
37 wariye oo ka kala yimid gobollda Hiiraan iyo Shabeelleha Dhexe ayaa dhammeystay tababar labo maalmood socdey oo lugu baranayey nabadda iyo dib-u-heshiisiinta
Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub (EU), Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Maraykanka, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Dowladda Sweden iyo Dowladda Talyaaniga
Participants at a conference on Somalia Police Reform held on 23 March 2016 in Nairobi, Kenya.
Shir looga hadlayey dib-u-habeynta Booliska Soomaaliya oo muddo afar maalmood ah ka socdey magaalada Nairobi ayaa waxaa ka soo baxay heshiis ku saabsan hannaan cusub oo Booliska Soomaaliya yeelanayo, waxaana boorka looga jafay Qorshaha Heegan ee horumarinta Booliska Dowladaha Federaalka Soomaaliy