Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), James Swan, ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho.
Ka hor inta aaney Soomaaliya ka tagin gebogabada hawsheeda, ayaa Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing waxaa wareysi la yeeshay barnaamijka raadiyaha ee ‘Tubta Nabadda’.
Garoowe – Iyada oo sii wadata booqashooyinkeedii ay ku macaslaameyneysey hoggaamiyeyaasha Soomaalida, sarkaalka ugu sarreeya Qaramada Midoobey ee Soomaaliya waxaa ay maanta booqasho ku tagey Puntland halkaasi oo ay kaga hadashey taageerada hay'adda caalamiga ah ee dhinacyada horu
Waa la-tifaftiray si loo fahmo
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista James Swan oo u dhashey dalka Mareykanka in uu noqdo Ku-simahiisa Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNS
Hargeysa – Iyada oo weli ku guda jirta kulamadeedii macasalaamada ahaa, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Catriona Laing waxaa ay booqatey Hargeysa halkaasoo ay kula kulantey hoggaanka Somaliland oo ay isla soo qaadeen taageerada Qaramada Midoobey a
Dhuusamarreeb – Iyada oo sii wadata booqashooyinkeedii ay ku macaslaameyneysey hoggaamiyeyaasha Soomaalida, ayaa sarkaalka ugu sarreeya Qaramada Midoobey ee Soomaaliya waxaa ay maanta booqasho ku tagey Galmudug iyada oo soo dhoweyseyna guulihii uu Dowlad-goboleedka dhowaan ka soo