Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Hargeysa - Kulan booliis ah oo heer sare ah ayaa shalay lagu qabtay caasimadda ‘Somaliland' waxaana uu kulanka ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa Ciidanka Booliska ‘Somaliland'.
Kaddib sanado badan oo ay socdeen dagaal kuwaas oo Soomaaliya ka dhigay dal aan lahayn dowlad dhexe, haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay hormuud ka noqonayaan aayaha dalka iyaga oo sare u qaadaya nolosha boqollaal qof.
Guusha taariikhiga ah ee ay haweenka ka tirsan baarlamanka ay ka soo hoyeen geeddi-socodka doorashooyinka 2016-kii lama gaari lahayn haddii aysan ahayn dadaalka xooggan ee ay bixiyeen dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha haweenka, sida Mulki Ibraahim Axmed.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay aad uga walaacsanyihiin dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee siyaasadeed iyo amni ee ka dhacay Muqdisho, kuwaas oo halis u ah inay carq
Maryan Cabdulle Xassan waa haweeyneey da’ yar oo hadaf gaar ah u taagan: waxaa ay ku howlan tahay joojinta gudniinka gabdhaha ku sugan Soomaaliya.
Muqdisho - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) ee Soomaaliya, Michael Keating, ayaa xaflad maanta lagu qabtay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee lagu xusayay Maalinta Haweenka Adduunka ku ammaanay kaalinta muhiimka ah ay ha
Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ee Haweenka, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay sannadahan dhow ka gaareen horumarka – gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka.
New York - Waxaynu ku jirnaa waqti aad ugu muhiimsan xuquuqda haweenka. Sinnaan la’aanta soo jireenka ah ee xagga qaaba bulshada ee horseeday dulmi iyo takoor ayaa si aan waligeed hore u dhicin loo soo bandhigayaa oo loo kashifayaa.
Xubnaha Golaha Amaanku waxay sida ugu kulul u cambaaraynayaan labadii weerar ee argagaxisada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdishu 23kii Febraayo 2018ka, halkaasoo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad Somaaliyeed ee aan waxba galabsan.
Participants in the opening session of a three-day colloquium on peace and reconciliation pose for a group photo in Mogadishu on 11-13 February 2018. The event was co-hosted by the Federal Government of Somalia, UNSOM and the Government of Norway.
Dhowr aqoonyahaanno, khabiirro, cilmi-baareyaal oo isugu jira kuwo Soomaaliya iyo kuwo caalami ahba ayaa dhowaan ku kulmay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho si ay uga wada-hadlaan arrimo la xiriiro sidii Soomaaliya loogu horumarin lahaa nabad iyo dib u heshiisiin qaran.