Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Luul Maxamed Cusmaan waxaa ay lahayd hudheel ka hor inta ay dagaallada sokeeye Soomaaliya ka qarxin, taasi oo ku qasbay in ay magangelyo ka doonato dalka Talyaaniga. Shan sano ka hor dalkeeda ayay dib ugu laabato si ay dib ganacsigeeda u bilowdo.
Muqdisho - In kasta oo ay dadka intooda badan ka cararaan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada, xubnaha shaqaalaha dadaalka badan ee Shirkadda Ambalaasta ee Aamin waxaa ay ku sii ordaan goobahaasi si ay dhibbanaayaasha u siiyaan gargaarka degdegga ah, ayna dhaawaca geeyaan isbitaallad
Muqdisho, Kismaayo - Iyada oo taariikhda markii ay tahay 31-da Oktoobar la xusayo munaasabadda Maalinta Magaalooyinka Adduunka, labo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa laga dareemaya horumar kaddib 25 sano oo uu dalka ka maqna sharci iyo kala dambeyn.
HirShabelle - Madaxweynaha dhowaan laga doortay maamul goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa lagu caleema saaray xaflad si weyn loo agaasimay oo ay ka qayb-galeen Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, madaxweynayaasha maamul goboleedyada ka jira dalka
ii ogolow inaan ku billaabo inaan kuu hambalyeeyo, Madaxwayne Waare. Waxaan kuu rajeynayaa guul weyn oo aad shacabka reer HirShabeelle ugu horseedo nabad iyo barwaaqo.
Bossaso - Canab Muumin Faarax waxaa ay ka soo qaxday Muqdisho 16 sano ka hor, xilli ay socdeen dagaallada sokeeye ee ka dhashay burburkii dowladda Siyaad Barre.
Mogadishu – Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa abaabushay shaqaalaheeda iyo hantideeda si ay jawaab uga bixiso codsiga uga yimid mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah dowladda hoose si ay gacan ugu fidiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qaraxii maalintii Sabtida ah ee ka
Sahra Kooshin waa qof u ol’oleysa xuquuqda haweenka. Waxaa ay sidoo kale tahay gabyaa caan ah iyo qoraa. Waxaa ay haatan tahay Agaasime Ku xigeenka Fulinta iyo Maareeyaha Barnaamijyada oo ay ka tahay Somali Institute for Development and Research Analysis (SIDRA).
Kismaayo – Iyada ooTaageero laga helayo Qaramada Midoobay iyo la-saaxiibada caalamiga ah, xarun cusub oo bilays iyo gaari ayaa lagu wareejiyay ciidamada booliska ee dowlad-goboleedka Jubbaland ee ku sugan magaalada Kismaayo, iyada oo ujeeda laga leeyahay ay tahay in kor loo qaado
Mogadishu - Kulan Hal-abuur Bulshadeed oo socday toddoba maalmood ayaa la soo gabogabeeyay toddobaadkan, iyada oo ay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ballan qaadeen in ay garab siinayaan ganacsatada dhallinyarada ah si ay ganacsiga la xiriira caanaha