Dhul siman, oo kuleyl badan oo dhagax badan leh oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, ayaa boqollaal qof ka dhigteen xero dadka barakacayaasha ah. Bashiir Maxamed Mukhtaar waxaa uu taagan yahay meel tuubbo ah, isaga oo dumar ku caawinaya qaadista jirgaanno biyo ah.