Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Ridwaan Cabdi waxaa uu si weyn u xusuustaa noloshiisha isaga iyo waalidiintiisa ay Soomaaliya uga soo qaxeen dagaallada sokeeye ee ka socday Soomaaliya.
Baarliin Axmed Cabdi maalinteeda caadiga waxaa ay bilaabataa 5-ta subaxnimo, salaadda subax kaddib. Marka hore labadeeda carruur ayay quraac u diyaarisaa ka hor inta aayan qaadanin gaadiidka dadweynaha oo ay gaarin xerada barakacayaasha ee Weydow oo ku taala daafaha Muqdisho.
Cabdiqaadir Macallin Maxamed waxaa uu inta badan noloshiisa ku bixiyay wanaajinta nolosha dadka kale. “Ugu dambeyn, waxaa muhiim ah waxaa aad bani’aadamka kale u qabatay,” ayuu rugcaddaagan ee dhinaca howlaha bani’aadanimada yiri.
Baidoa - Ka qayb galinta dhallinyarada arrimaha ka hortagga colaadaha, caddaaladda bulshada iyo nabad waarta oo laga helo Soomaaliya ayaa sii weyn looga soo qaaday kulan ay isug yimaadeen dhallinyarada ku beegneyd xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka ee lagu qabtay Baydhabo, oo
Kumanaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku kala sugan daafaha Soomaaliya ayaa u dabbaaldegay xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka iyaga oo ballan qaaday in ay ka shaqeeynayaan dhismaha nabadda iyo horumarinta xasilloonida iyo barwaaqada dalkooda.
Nimca Aadan Cilmi waxay ugu ololeysaa dhalinta iyara oo u mareysa Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SASOYO, oo ah hay'ad aan dowli ahayn oo ay aasaastay 2009.
Lixdii sano ee ugu dambeysay Maxamed Arshaad Ibraahim wuxuu hormuud u ahaa dadaalada loogu jiro abaabulka iyo taabagelinta dhalinyarada Soomaaliyeed.
Muqdisho – Maxamed Tahliil waa wiil dhallinyaro ah oo maskaxdiisu ka buuxdo fikrado wanaagsan. Wiilkan 27 jirka ah ee ka soo qallin jabiyay jaamacad waa mid ka mid ah shakhsiyaadka keenay “Ubaxa Caasimadda” oo ah mashruuc ay hormuud ka yihiin dhallinyaro.
Baydhabo - Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga ayaa maanta kulan is-xogwareysi ah la yeeshay mas'uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed, waxa ayna ka wada hadleen horumarka uu maamulka ka sameeyay dhinaca amnig
Asli Xasan Cabaade, waxaa ay ka mid tahay dadka ku jira taariikhda dahabiga ah ee dalka Soomaaliya. Asli waxaa ay tahay haweeneyda ugu horreysay oona abid duuliye ka noqota dalka.