Muqdisho – Iyadoo maanta loo asteeyay maalinta caalamiga ah ee wacyi gelinta iyo kaalmaynta miinooyinka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta soo bandhigtay saamaynta ay musiibadani ku yeelatay Soomaalida, waxayna mar kale cadaysay inay taageerto