19 Jun 2017 -
WAR-SAXAAFADEED 10/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa maamuusay dhibanayaasha iyo kuwii ka badbaaday xadgudubka jinsiga ee ka dhaca dalka, [qorshahan] waa qayb ka ah dabaaldegga caalamiga ah ee Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Jinsiga ee Xiliyada Colaadaha
30 May 2017 - WAR-SAXAAFADEED 07/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”, kaasoo shalay ka dhacay magaalada Cadaado.
26 May 2017 - WAR-SAXAAFADEED 06/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa dadka Soomaaliyeed u diray hambalyadiisa ugu qiimaha badan ee ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.
17 Apr 2017 - Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyay go’aanada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DGXF) ku gaareen kulankii wadatashi ee labada maalmood qaatay ee ay dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho.
12 Apr 2017 -
WAR-SAXAAFADEED 05/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u jooga Soomaaliya, Michael Keating, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarrada argagaxisada ee dhowaan soo kordhay ee khasaare ba’an u geystay bulshada Soomaaliyeed.
31 Mar 2017 -
WAR-SAXAAFADEED 04/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhoweeyay codka buuxa ee uu Baarlamaanka Federaalka maalintii Arbacada ku ansaxiyay golaha wasiirada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre billowgii bishan.
13 Mar 2017 - WAR-SAXAAFADEED 03/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa sida ugu kulul ee suurtagal ah u cambaareeyay qaraxyadii loo adeegsaday bambaanooyinka ee subaxnimadan ka dhacay laba goobood oo ku taalla magaalada Muqdisho kuwaas oo sida la sheegay ay ku dhinteen tiro dad rayid ah.