BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
25 Nov 2022 - Muqdisho – Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa In La Laballaabo dadaallada looga hortagayo waxna looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.
-
01 Nov 2022 - New York – Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa ay sheegeen in ay aad uga xun yihiin, isla markaana ay tacsi u direen ehelada dadkii ku dhintay, shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwii ku dhaawacmay.
-
31 Oct 2022 - New York – Xoghayaha Guud wuxuu aad uga murugooday weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof, tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen. Waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo ehelada dadka dhibbanayaasha ah, oo ay ku jiraan shaqaalaha Qaramada Midoobay, iyo sidoo kale wuxuu tacsi u dirayaa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu caafimaad degdeg ah u rajeeyay dadkii dhaawacmay.
-
03 Oct 2022 - New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu cambaareynayaa weerarradii ka dhacay magaalada Beledweyne, Hirshabelle, ee ay geysteen Al-Shabaab, kuwaasoo sababay dhimashada dad badan oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka. Wuxuu tacsi u dirayaa qoysaska/ehellada dadkii ku dhintay iyo sidoo kale Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Wuxuu caafimaad degdeg ah u rajeynayaa kuwa dhaawacmay.
-
20 Aug 2022 - New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho 19kii Ogosto. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dhibbanayaasha iyo sidoo kale Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Wuxuu sidoo kale caafimaad degdeg ah u rajaynayaa inta dhaawaca ah.
-
01 Jul 2022 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida dalkooda.
-
19 Jun 2022 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha, QM ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in la xoojiyo hababka sharci iyo kuwa bulsho ee lagu ilaaliyo dadka ka badbaaday rabshadahaas oo kale, gaar ahaan haweenka iyo carruurta.
-
07 Jun 2022 - [Sida loo diyaariyey in loo faafiyo] Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaan idinla hadlayaa maanta sababtoo ah Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay gaajo baahsan oo ba’an iyo macaluul wadareed galaafan karta nolosha boqolaal kun oo qof. Tan iyo billowgii sanadkan, xaaladda degdegga ah ee abaaraha ka jira Soomaaliya ayaa aad uga sii daray, maantana waxaan eegeynaa masiibo soo fool leh.
-
06 Jun 2022 - Sugnaan la’aanta cuntada iyo nafaqo-xumada ayaa ka sii daraya guud ahaan Soomaaliya iyadoo khatarta macluushu ay sii kordhayso halka ay jirto xilli-roobaadkii afaraad ee taariikhiga ahaa ee baaqday
-
23 May 2022 - (Sida loo jeediyay, New York/Muqdisho, 23 Maajo 2022) Marwo Madaxwayne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha, Waad ku mahadsan tihiin fursadda aad ii siiseen inaan soo jeediyo warbixin ku saabsan xaaladda Soomaaliya. Waxaan ku faraxsan ahay inaan mar kale sidaa sameeyo aniga oo uu i wehliyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira. Marwo Madaxwayne,