Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Baydhabo – Waqti dheer, ayaa codka Maryan Zeylac uu ahaa mid ka mid ah codadka haweenka ee tirada yar ee ay maqlaan dhegeystayaasha idaacadda ugu weyn ee gaarka loo leeyahay ee ku talla Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya.
Kismayo – Iyada oo Soomaaliya ay dib-u-dhismeyso ka dib tobanaan sano o
Muqdisho – Inkasta oo uu hadda jiro 37 sano oo keliya, Cabdullahi Mire waxaa uu durba xaqiijiyey guul cajiib ah u dhiganta nolol dhammeystiran.
Muqdisho – Fardowsa Wehliye waa ay jeceshahay badda iyo ku-dabaalashadeeda.
Hargeysa – Toddobaadkiiba laba maalmood, ka hor inta aan waagu beryin, maqaaxiyaha laga qaxweeyaana ay markaas uun albaabada furayaan, ayay kaligeed iyadoo degdegsan soo dhex jibaaxdaa dariiqyada oo cidlo ah magaaladuna ay huruddo.
Gaalkacyo – Carruur badan oo Soomaaliyeed ayaa in ay iskuul aadaan oo ay helaan waxbarasho wanaagsan ay weli u tahay riyo ay ku taamayaan in ay gaaraan.
Baidoa – Arrintan la soo sheegey ayaa waxaa ay sababtay in ku-safridda diyaaradaha ay aad ugu tiirsanaadaan dadka deggan Baydhabo, oo ah magaalada ugu ballaaran Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya taas oo dadka deggan ay ka badan yihiin 1.5 milyan.
Muqdisho — Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha Carruurta ah ayaa dhowaan loogu dabaal-degey guud ahaan dunida iyada oo hadafka laga leeyahayna uu ahaa dhiirrigelinta awood-siinta gabdhaha iyo aqoonsashada in ay wax hoggaamin karaan.
Muqdisho — Waxaa jirey waqti uu Matxafka qaranka ee Soomaaliya uu keyd qaaliya uu u ahaa qof kasta oo doonayey in uu wax ka fahmo taariikhda dalka iyo dhaqankiisa iyo farshaxankiisa hodonka ah.
Waqtigaasi mar hore ayuu tegey.
Muqdishu – Maxamed Yuusuf Maxamed oo dhex fadhiya qol yar, oo aan daaqad lahayn oo ka mid ah dhismo dawladeed oo ku yaalla caasimadda Soomaaliya, ayaa wuxuu cajalad kale oo kuwa maqalka ah gelinayaa makiinad duug ah oo dhammaatey ka-dibna wuxuu riixayaa dhowr badhan.